Caweyska: Garta Ragga iyo Dumarka

Caweyska: Garta Ragga iyo Dumarka

Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxad ku maqli doontaan suugaan u kala gar-qaadaysa ragga iyo dumarka iyo qubanayaal kale

Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxad ku maqli doontaan suugaan u kala gar-qaadaysa ragga iyo dumarka iyo qubanayaal kale. Waxa toddobaadkan barnaamijka mar kale marti ku ah fanaanka Iid Jaamac Bataale.

Barnaamijka oo dhan qeybta hoose ka dhageyso.