Cawayska Washington: Naadiga Bisadaha Soomaalida

Cawayska Washington: Naadiga Bisadaha Soomaalida

Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa warbixin ka hadlaysa naadiga bisadaha Soomaalida iyo amaanta gabdhaha ee qalabka casriga.

Qodobada Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaa ka mid ah

-Amaanta gabdhaha iyo qaabka haatan loogu cabirro qalabka casriga ah.

-Warbixin ku saabsan naadiga bisadaha Soomaalida.

Dhinaca fankana waxaa toddobaadkan marti ku ah fannaanka Max'ed Daa'uud Cali Masxaf oo uu dhalay miyuusikiistaha Soomaaliyeed ee Daa'uud Cali Masxaf.