Cawayska Washington iyo Maxamed Suleymaan

Qodobada aad caawa ku maqli doontaana waxaa ka mid ah :

Magacyada xaafada magaalooyinka Hargaysa iyo Jabuuti iyo weliba naanaysyada dadka.
Magaalooyinka Nairobi iyo Minnneapolis oo si kulul telefoon ugu wada hadlay .
Ciyaaraaha Hiddaha iyo Dhaqanka Somalidu sida ay ku bilaabmeen Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa inoo haya.
Fannaanadda dhallinta yar ee Ikran Jamac ayaa iyana aad ku maqli doontaan iyo hees cusub.