Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan qaybtii labaad ee waraysigii fannaanka Gaadaco, iyo nin dheer oo ka cabanaya dhererkiisa.
Sidoo kale waxaad maqli doontaan sheekooyin goos-goos ah oo aad u xiiso badan oo aanu idinka soo xulnay dhammaan dacalada dunida.
Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.