Cawayska Washington iyo Dawada Siyaasadda

Barnaamijka todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh.

Sidoo kale Barnaamijka Cawayska waxaad ku maqli doontaan muran u dhexeeya xarafyada uu ka koobanyahay eryaga (Somali).

Waxa kale oo aan idiin haynaa ruwaayad aan hore loo dhigin.