Cawayska Washington iyo Axmadeey Cabdi Gaashaan

Cawayska Washington

Todobaadkan waxaan barnaamijka Cawayska Washington idinku hayaa qodobbo ay ka mid yihiin;

Maansadii Khaliif Faarax Xayir

Mowliid Xassan Oojin iyo Idaacadda MEEL CIDLA' A

Xuseen C/laahi Beer-dilaacshe iyo Xifaaltankii heesaha

Faysal Cabdi iyo Sheekadii ma tabcadde

abwaankii Axmadey Cabdi Gaashaan iyo riwaayadii 15-kii Shumeey.