Barnaamijka waxaan ku haynaa; C/rashiid Dahabshiil oo ka hadlaya aqadiisa, Filimka Dhig ama Dhaqo iyo wareysi fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan.
Barnaamijka Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan;
-Maamullaha guud ee Shirkaddda Dahabshiil, C/rashiid Dahabshiil oo ka hadlaya sida uu u maamullo Shirkadda Dahabshiil oo ka howlgasha 150 dal oo ku yaalla daafaha dunida.
-Nabiil Nuur, oo ka hadlaya filim cusub oo uu soo saaray oo lagu magacaabo Dhig ama Dhaqo
-Qeybtii labaad ee wareysiga fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan.
Cawayska Washington: C/rashiid Dahabshiil