Cawayska Washington todobaadkan waxaan idinku haynaa qodobo ay ka mid yihiin;
Wiil 10 jir oo gabay tiriyay
Nin Somali ah 50 sano turjubaan ka ahaa Britain
Nin Somali ah oo ka qeybgalay dadkii Yuhuuda ahaa ee la dajinayay dhulka Falastin sanadkii 1947.
Fanka iyo dhalinta iyo soo dhaweynta sanadkan cusub ee 2010.