Cawayska iyo Xifaaltanka Heesaha

Barnaamijka Cawayska ee Todobaadka waxaad ku maqli doontaan qodobo kala duwan oo idin xiiso galinaya.

Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Hees u jawaabaysa hees hore loo qaaday oo ka turjumaysa is bedelada la soo dersa xidhdiidha lamaanayaasha qoyska.

Waxa kale oo aad ku maqli doontaan qaybtii labaad ee waraysigii Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.