Barnaamijka cawayska ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan Abtiriska Waraabaha iyo dhaqankiisa .
Sheekooyinka kale ee xiisaha leh ee aad maqli doontaan waxaa ka mid ah :
Nin haysta 10 tilifoon oo kuwa gacanta ah , dhamaantoodna adeegsada.
Boqol jir Caruus ah.
Maanso Sarbeeb ah una baahan in laga soo jawaabi.. iyo qodobo kale .
Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.