Cawayska Washington qodobada aan idiinku hayno toddobaadkan waxaa ka mid ah;
Dadka Dunida oo 7 billion noqday
70 jira qoyskiisu ka kooban 180 qof sidoo kalena qaba 39 xaas ah.
Qeybta danbe ee barnaamijka waxaa marti ku ah fannaanka Max'ed Xasan Xuseen Lafoole oo ku sugan dalka Sweden.