Cawayska waxaan ku haynaa Abwaan Mustafe Sh. Cilmi, Bakhtiyaanasiibka Visaha Maraykanka iyo Fanaanka Hala-waasho
Qodobada aad ku maqli doontaan Cawayska Washington waxaa toddobaadkan ka mid ah;
-Abwaan Mustafe Sh. Cilmi oo ka sheekaynayaa noloshiisii Muqdisho,
-Bakhtiyaanasiibka Visaha Maraykanka
-iyo qeybta danbe oo aad ku maqli doontaan qeybtii labaad ee wareysigii Fanaanka Hala-waasho.