Cawayska: Fannaanada Luul Jeylaani (Q-2aad)

Cawayska waxaad ku maqli doontaa qubbanayaal xiiso badan iyo waliba qeybtii labaad ee wareysiga fannaanada Luul Jeylaani.