Carwada Buugaagta Muqdisho oo saaka furmeysa

Mogadishu Book Fair

Waxaa saakay Golaha Murtida iyo Wacyi gelinta ee Tiyaatarka Qaranka ka furmaya carwada buugaagta ee Muqdishu Book Fair, waxaana lagu wadaa inay kasoo qeybgalaan aqoonyahan iyo dhallinyarada dalka wax ka barata.

Qaban-qaabiyayaasha iyo maamulka Carwadaan ayaa sheegaya in sanadkaan diiradda lagu saari doono Akhriska iyo kobcinta aqoonta Bulshada. Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

MOGADISHU BOOK FAIR.m4a