Carwada Buugaagta Muqdisho oo maanta furantay

Mogadishu Book Fair

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furantay Carwada Buugaagta ee Muqdisho, oo sanadle ah taasi oo muddo saddex maalmood ah socon doonto.

Carwada ayaa waxaa lagu soo bandhigayaa buugaag kala duwan iyo doodo cilmi ah. Sanadkan waxaa diiradda lagu saari doonaa akhriska, iyada oo dad badan oo Soomaali ahna ay ka qeyb-galayaan.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan kasoo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Carwada Buugaagta Muqdisho oo maanta furantay