Caruur ku dhimatay dab ka kacay guri ku yaalla Boorama
Dabka Boorama
Boorama —
Saddex carruur ah ayaa ku dhimatay dab xalay qabsaday guri ku yaalla xaafadda Kuwait ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in carruurtu ay hurdeen xilliga uu dabku qabsaday.
Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Caruur ku dhimatay dab ka kacay guri ku yaalla Boorama