Carruur magaalada Kismaayo ugu geeriyootay gaajo iyo macaluul

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda nafaqo darro ugu geeriyooday tobannaan carruur ah oo u badan kuwo ay qoysaskoodu ku xoolo beeleen abaarta ku dhifatay Soomaaliya.

Arrintan ayaa imaneysa xilli kumannaan barakacayaal ah oo xoolahoodii iyo beerahoodii ku waayay abaarta ay kusoo qulqulayaan duleedka Magalada Kismaayo.

Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan Kismaayo kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Caruur magaalada Kismaayo ugu geeriyootay gaajo iyo macluul.mp3