Doorashadii Baarlamaanka ee Canada ayaa waxa cod aqlabiyad ah ku guuleystay Xisbiga Muxaafidka
Doorashadii Baarlamaanka ee Canada ayaa waxa cod aqlabiyad ah ku guuleystay Xisbiga Muxaafidka, iyada oo Xisbiga Socialistku uu kaalinta labaad galay, halka Xisbigii Liberalka si xun looga adkaaday
Waxan arrintaas ka wareysaney Axmed Dirir Xuseen, Agaasimaha ururka Canadian Somali Congress
Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.