Ruushka ayaa ka fiirsanaya inuu ka baxo heshiiskii mamnuucayay tijaabada hubka nukliyeerka, taaso ah walaac weyn oo uu ku doonayo inuu ku niyad jabiyo reer galbeedka, si ay u joojiyaan taageerada militari ee ay siiyaan Ukraine.
Mareykanka ayaa sheegay in dowlad kasta oo qaadda tallaabada noocaas ah ay khatar gelineyso waxa uu ugu yeeray hab-dhaqanka caalami ee ka dhanka ah tijaabinta walxaha qarxa ee Nukliyeerka.
Warbixin ay ka qortay VOA Waxaa inoo soo koobaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).
Your browser doesn’t support HTML5
Cabsi laga qabo in Ruushku uu ka baxo heshiiska Nukliyeerka