Muqdisho —
Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka dhacay aaska mid ka mid ah saraakiisha ciidanka oo u dhintay dhaawac dhowaan aksoo gaaray weerar ay gaysteen maleeshiyaadka ururuka Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa Muqdishu kasoo diray Xasan Kaafi Qosyte.
Your browser doesn’t support HTML5
Aaska sarkaal ka tirsaan ciidanka xoogga dalka 4a