Ciidamada dawladda, AMISOM oo qabsaday Buurweyn

Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta Al-Shabab ka qabsaday degaanka Buurweyn oo ku taalla Gobolka Hiiraan.

Buurweyn ayaa Al-Shabab u ahayd goob ay canshuuraha ku qaadaan. Warkan waxaa noo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

BUURWEYN