Burbur soo gaaray buundada biyo xireen Sabuun ee Sh/Dhexe

Buundada Sabuun

Burbur xoog leh ayaa soo gaaray buundada Sabuun oo ah halka uu ku yaallo biyo xireenka ugu weyn ee degaanada HirShabelle, gaar ahaan gobalka Shabeellaha Dhexe.

Biyo xireenka ayaa waxaa booqday mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo maamul gobaleedka HirShabelle.

Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA ee magaalada Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Burbur soo gaaray buundada biyo xireen Sabuun ee Sh/Dhexe