Bosaso: Doon la Afduubtay

Bosaso: Doon la Afduubtay

Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in burcad badeed Soomali ah ay afduub u geysteen dooni u rareyd ganacsato reer Puntland.

Doontay oo la yirahdo Al-safiin Al-salam oo ari siday ayaa waxaa 3dii bishan ay burcad badeeda afduubeen saacado ka dib markii ay ka amba baxday dekedda magaalada Bosaso.

Faahfaahinta warbixintan halkan hoose ka dhageyso.