Boqolaal kun oo qof oo maanta taagan banka Carafo

Hajj

Boqolaal kun oo Xujey oo ka kala socda dunida dalacaladeeda ayaa maanta istaagay banka Carafo, iyagoo gacmaha kor u taagaya, ilaah baryaya, gudanayana mid ka mid ah rukunada ugu muhiimsan uguna dambeeya acmaasha Xajka.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane oo ka mid ah Xujeyda sanadkan ayaa maalinta iyo ahmiyadda ay leedahay ka wareystay Sheekh Maxamed Nuur Cabdiraxmaan Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Boqolaal kun oo qof oo maanta taagan banka Carafo