Boosaso oo laga furay iskuul ugu horreeyay ee ardayda aragga naafada ka ah

Dadka aragga naafada ka ah ee ku nool magaalada Boosaso ayaa markii ugu horreysay yeeshay iskuul ay ku bartaan farta BARIILE-ka.

Ardayda ayaa sheegay in markii ugu horreysay ay wax qori karaan, sidoo kalena wax akhrin karaan. Maamuulada iskuulkan aas-aasay ayaa VOA u sheegay in muddo badan ay ku qaadatay hirgalinta iskuulka.

Yusuf Maxamuud ayaa warbixinta ka soo diray Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Waxbarashada dadka aragga naafada ka ah ee Boosaaso.mp3