Nibiri saaka xeebta magaalada Boosaaso kusoo caaryey ayaa lagu guuleystay in galabta dib badda loogu celiyo
Xeebta magaalada Boosaaso ayaa maanta lagu guuleystay in la badbaadiyo nibiri nooca Baleen Whale-ka loo yaqaano, kaas oo saaka xeebta magaalada kusoo caaryey.
Warka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.