Garowe —
Taliska booliska Puntland ayaa hakinaya dhaqaaqa gadiidka inta ay socdaan doorashooyinka dadweynaha ee dhowan halkaas ka billaabanaya.
Faah-faahinta warkan waxaa Garowe kasoo direy Nuux Muuse Birjeeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Booliska Puntland oo hakinaya gaadiidka inta ay socdaan doorashooyinka