Booliska oo faah-faahin ka bixiyay weerarradii Al-shabaab

Somali Police Spokesperson

Booliiska Muqdishu ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarro ay xalay maleeshiyaadka al-Shabaab kusoo qaadeen goobo ka mid ah degmada Kaxda oo uu ku jiro saldhigga booliiska.

Ugu yaraan laba askari ayaa ku dhimatay, shan kalena waa ku dhaawacmeen weerarkan. Warbixintan Muqdishu waxaa inooga soo dirtay Seynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska oo faahfaahin ka bixiyay weerraradii Al-shabaab