Mudisho —
Booliiska magaalada Muqdishu ayaa sheegay inay qabteen qof looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa dilka gabar caruusad ah oo habeen hore lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada xilli loo sii waday guriga ay ku aqal-geli lahayd.
Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Booliska Muqdisho oo qabtay qof looga shakisan yahay dilka gabar caruusad ah.mp3