Booliska Muqdisho oo ka hadlay weerarada shirkadda Hormuud

Muqdisho

Tiro madaafiic ah ayaa waxay saaka ku dhaceen xaafado ku yaalla Muqdisho, gaar ahaan degmada Boondheere, kuwaas oo dhaliyey khasaare nafeed.

Haweeney da’ aheyd oo ku dul fadhidey salligii ay salaadda subax ku dukatay ayuu hoobiyaha ugu tagay gurigeeda, meeshana ku dilay.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa sidey wax u dhaceen ka wareystay Cabdiqani Xasan Xaashi, oo ka mid ahaa deriska guriga musiibadu ku habsatay.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Muqdisho oo ka hadlay weerarada shirkadda Hormuud