Gaalkacyo —
Ciidamada Booliska Maamulka Galmudug ayaa howlgallo dhinaca amaanka ah oo ay ka fuliyeen deegaanno maamulkaasi hoos yimaada waxa ay kusoo qabqabbteed dad, hub iyo walxaha qarxa.
Wariyaha VOA ee Galmudug Cabdiwaaxid Macallin Isaaq ayaa faahfaahinta warkan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta amniga Galmudug.mp3