Qaahira —
Xoghayaha Arimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken ayaa wadahadallo maanta oo Khamiis ah ku kula leh dalka Masar madax Carbeed.
Wadahadallada ayaa diiradda lagu saari doonaa dadaalka ku aadan xaqiijinta xabad joojin lagu soo dabaallo dagaalka Gaza.
Warbixin ay arrintan VOA-du ka qortay waxaa inoo soo koobaya Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey.
Your browser doesn’t support HTML5
Blinken oo madaxda Carabta kala shiraya xabad-joojin ka dhacda Gaza