Xudun —
Hal qof ayaa ay biriqi ku dishay degmada Xudun ee Gobolka Sool, laba qof oo kalana way saamaysay, kuwaas ka wada tirsanaa hal qoys.
Dhacdadan ayaa imaneysa ayada oo qaybo badan oo ka mid ah gobolka Sool uu ka curteen roobabka gu’ga.
Wariyaha VOA Cabdikariin Olol ayaa dhacdadan ka wareystey mid ka mid ah dadka deegaanka.
Your browser doesn’t support HTML5
Biriq hal qof ku dishay degmada Xudun ee gobolka Sool