Beeraleyda gobolka Hiiraan oo uu khasaariyey cayayaan

Beeraleyda gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xilli beerashadii sanadkan dalagyadii ay dhigteen inta badan uu saameeyay cayayaan, kaas oo khasaariyay dalagyadii ay filayeen in ay goostaan.

Cabduqaadir Aadan Muxumed (Carbuudo) oo ka mid ah beeraleyda gobalka Hiiraan ayaa wariyaha VOA-da Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane uga waramay waxyaabaha uu ku arkay dhul beereedka wabiga ku teedsan ee ku yaalla inta u dhaxeysa magaalada Baledweyne iyo degmada Buuloburte.

Your browser doesn’t support HTML5

Beeraleyda gobolka Hiiraan oo uu khasaariyey cayayaan