Baydhabo: Xalka barakacayaasha oo laga arrinsaday

Kulan looga hadlayay Sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay.

Warbxitin arrintasi ku saabsan waxaa Baydhaba ka soo diray Muqtar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

xalka barakacayaasha