Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha: Prof. Mubaarak Ibraahiim Aar

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha: Prof. Mubaarak Ibraahiim Aar

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha: Prof. Mubaarak Ibraahiim Aar

Barnaamijka todobaadkan waxa uu Prof. Mubaarak kaga jawaabi doonaa su'aalo la xiriira waxbarashada heerka jaamacadeed

Barnaamijka todobaadkan waxa martin ku ah Prof. Mubaarak Ibraahiim Aar, Guddoomiye Ku-xigeenak Jaamacadda Hargeysa. Prof. Mubaarak waxa uu barnaamijkan kaga jawaabi doonaa su'aalo la xiriira waxbarashada heerka jaamacadeed.