Barnaamijka Cawayska Washington iyo Xabiiba Cabdilaahi

Barnaamijka todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh waxaana ka mid ah:

Muran siyaasadeed oo soo dhexgalay Jidhka aadamaha!

waxaa kale oo aad ku maqli doontaan qisadii Aw Daango, iyo waraysi lala yeeshay Fanaanada Reer Jabuuti Xabiiba Cabdilaahi Bal-Balaaf.