Barnaamijka Cawayska Washington iyo Fanaan Gaadaco

Barnaamijka todobaadka waxaad ku maqli doontaan qodobo aad idiin xiiso galiya

Qodobada aad ku maqli doontaan todobaadkan waxaa ka mid ah :-

Dadka caatada ah iyo dadka buuran oo isku haysta kuraasta diyaaradaha.

Tuulo loo dhimasho tago.

Goormaa kuugu dambaysay fanaan Cabdirasaaq Gaadaco.