Barnaamijka Cawayska Washington

Barnaamijka Cawayska Washington oo todobaadkan aad ku maqli doontaan Qisooyin xiiso badan.

Barnaamijka Cawayska Washington todobaadkan waxaad ku maqli doontaan:

Qisooyin yaab leh iyo Marxaladaha Mirqaanka.

Ganacsiga Fanaaninta

Goormaa kuugu dambaysay fanaanka wayn Maxmuud Warsame Qaasaali.

Barnaamijka ka dhegayso midigta sare ee boggan.