Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 1aad)

Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 1aad)

Waa barnaamij taxane ah oo aanu kaga hadli doono wax-soosaarka beeraha ee deegaanada ay Soomaalidu ku nooshahay.

Waa barnaamij taxane ah oo aanu kaga hadli doono wax-soosaarka beeraha ee deegaanada ay Soomaalidu ku nooshahay.

Waxad barnaamijka ku maqli doontaan sida uu ahaan jiray wax-soosaarka beeraha ee Somalia iyo sida uu hadda yahay, iyada oo barnaamijku uu eegi doono deegaanada Puntland, Somaliland iyo Koonfurta Somalia.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.