Barakacayaasha Baydhaba oo la baray xirfado ay ku shaqeystaan

Baydhaba

Tobannaan ka tirsan dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Baydhaba ayaa la baray xirfado ay ku shaqaysan karaan, si ay noloshooda ugu dabaraan.

Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Barakacayaasha Baydhaba oo la baray xirfado ay ku shaqeystaan