Barakacayaal kusoo qulqulaya magaalada Muqdisho

Qoysas badan oo kasoo barakacay deegaannada ay abaaruhu ku dhufteen ayaa maalin walba la sheegayaa inay soo gaarayaan xeryaha barrakacayaasha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya inaan weli dadkan aysan soo gaarin gargaar ku filan, iyadoo maalin walba ay imanayaan tobannaan qof oo meelo fog kasoo lugeeyey.

Weriyaha VOA Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho inooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Barakacayaal kusoo qulqulaya magaalada Muqdisho