Soomaaliya Barakacayaal cusub oo soo gaaray Muqdisho Desembar 18, 2023 Muqdisho Arag Fikradaha Muqdisho — Qoysaskii ugu danbeeyey, ee ka soo barakacay fatahaadaha iyo daadadka El-Nino ee ku dhuftay Soomaaliya, ayaa soo gaaray xeryaha barakacayaasha ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Dadkan ayaa waxaa halkaasi ku haysata xaalad adag oo dhinac nolosha ah. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste. Your browser doesn’t support HTML5 Barakacayaal cusub oo soo gaaray Muqdisho