Bandhigga VOA: Xogta dagaalka Al-Shabaab iyo Daacishta Soomaaliya

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isku dhacyada u dhaxeeya maleeshiyooyinka Al-Shabaab iyo Daacish ee Soomaaliya iyo halista ka imaan karta Daacish oo sii xoogeysata.

Waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xogta dagaalka Al-Shabaab iyo Daacishta Soomaaliya