Bandhigga VOA: Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dabkii qabsaday Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa ooh adda laga joogo muddo bil ah, ayada oo iminka lasoo saaray daraasad ku saabsan xog la xiriirta sida ay wax u dhaceen.
Waxaa barnaamijka soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Xogta dabkii ka kacay suuqa Waaheen ee Hargeysa