Bandhigga VOA: Xogta agabkii lagu qabtay dekedda iyo garoonka Muqdisho

Agab militari

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qalabkii iyo saanaddii milatari ee ay dhawaan dowladda Soomaaliya sheegtay inay ku qabatay garoonka iyo dekedda magaalada Muqdisho.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xogta agabkii lagu qabtay dekedda iyo garoonka Muqdisho