Muqdisho —
Barnamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay, Soomaaliya iyo Cuba oo toddobaadkii tegay soo celiyay xiriirkooda 46 sanadood kadib.
Sahra Cabdi Axmed ayaa inoo soo jeedineysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Xiriirka u billowday Soomaaliya iyo Cuba 46 sano kadib