Bandhigga VOA: Xadgudubyada wariyeyaasha loogu geysto Soomaaliya

Maalinta Xoriyadda Saxaafadda

Maalinta Xoriyadda Saxaafadda

Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xoriyadda saxaafadda iyo xadgudubyada wariyeyaasha loogu geysto Soomaaliya, ayada oo 3-dii bishan May loo dabaaldegay Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafadda.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo diyaarisay soona jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xadgudubyada wariyeyaasha loogu geysto Soomaaliya