Bandhigga VOA: Xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed ee kasoo gudbay xadka Mareykanka

Mexico Migration

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhallinyarada Soomalaiyeed ee dalka Mareykanka ka soo gala xuduuda koonfureed ee uu la wadaago Mexico.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed ee kasoo gudbay xadka Mareykanka