Bandhigga VOA: Saameynta caafimaad ee isticmaalka Baraha Bulshada

Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saamaynta uu caafimaadka maskaxda uu ku yeellan karo adeegsiga khaldan ee Baraha Bulshda, sida falalka la xidhiidha sumcad-dilka, aflgaadada iyo cagajuglaynta oo afka qalaad loo yaqaan (Cyberbullying).

Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Saameynta caafimaad ee isticmaalka Baraha Bulshada